Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo dhaweeyay wafdi ka scoday xafsiika WHO ee Bariga iyo Bartamaha (EMRO)

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Agaasimayasha waaxaha Wasaaradda ayaa soo dhaweeyay wafdi ka scoday xafsiika WHO ee...

Gudoomiyaha gobalka Mudug oo kulan la yeeshay saraakil ka socatay Hay’addaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka howlgala gobalka Mudug

muqdisho-juun27-6-2022-:Kulankaan oo uu soo agaasimay maamulka gobalka mudug isla markaana uu shir gudoominayay gudoomiyaha gobalka mudug Axmed xuseen shire bukhaari ayaa maanta looga hadlay...

Wariyaal ku dhaawacmay qarax ka dhacay Duleedka Magaalada Baladweyne

MUQDISHO-JUUN-27-6-2022-:Khaalid Maxamuud Cusmaan (Ilkacase) oo ah agaasimaha Idaacadda maamulka HirShabeelle ee Gobolka Hiiraan iyo Weriye Cabdikariin Shabeelow oo ka mid shaqaalaha Telefishinka HirShabeelle ayaa...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGU HAMBALYEEYAY DOWLADDA IYO SHACABKA JABUUTI MUNAASABADDA XORNIMADA DALKAAS

Muqdisho, Juun 27, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u diray walaalkiis Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle dhambaal...

Xarunta gobolka Mudug ee galmudug oo dib u dayactir lagu sameeyey

Muqdisho-Juun-26-6-2022:Munaasabadan oo Daah fur u ahayd Dayactirka iyo Dib u hagaajinta Xarunta Maamulka Gobolka Mudug Ayaa waxaa ka qeybgalay xubnaha labada Golle dowladda Galmudug,...

Ugu Akhris Badan