WARARKA MAANTA DAAWO:Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Qoys iska xirtay Wiil ay sheegeen in uu lacag ka qaatay By Yoonis Duraan - July 3, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp MUQDISHO-3-7-2022-:Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo shir jaraa’id qabtay galabta, ayaa faah-faahin ka bixiyey kiiska wiil ku dhowaad 10 maalmood, guri ugu xirnaa qoys sheegtay in uu lacag ka qaatay.