Wararka

Allaha u naxariisto waxaa goor dhow Muqdisho ku geeriyooday taageerihii caanka ahaa ee degmada Dharkenley Saalax Faarax Jaamac Geelle.

MUQDISHO-9-8-2022-:Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ku geeriyooday taageerihii weynaa ee dhanka kubada cagta  ee Degmada Dharkinleey ee gobolka Banaadir  Allaah Hauna xariistee Saalax Faarax Jaamac...

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga XFS iyo dhigiisa Dalka uganda oo kala saxiixday heshiis

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibriil Abdirashid Hagi Abdi oo qeyb ka ahaa weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan...

Ku dhawaad 500 oo arday oo jaamacadda ACCORD ee Muqdisho ka diyaarisay shahaadda heerka 2aad ee jaamacadda

Xafladaan oo aheyd mid si her sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ku qalin-jabinayay dufcadii 2aad ee ardayda jaamacadda Accord ee magaaladda Muqdisho. Munaasabadda...

Ra’iisul Wasaare Hamse oo qaabilay Ergayga gaarka ah ee Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya

????????, ??, ???????, ????-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo xafiiskiisa ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Xogyaha guud ee Qaramada...

Wasaaradda Waxbarashadda Dalka oo digniin adag u dirtay Iskuulada dalka

Muqdisho-8-8-2022-Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Waxaa ay faraysaa dhamaan Iskuulada dalka in ay dhaqan geliyaan fulinta labiska Ardayda dhigata...

Ugu Akhris Badan