Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

WFP oo markale digniin ka soo saartay Abaaraha ka jira Geeska Afrika

Hay’adda Cunnada Adduunka WFP, ayaa ka digtay Abaaro daran oo ay halis ugu jiraan dad gaaraya 22 milyan oo qof oo ku nool Geeska...

Wasiir Fiqi” Waxaan uga digayaa maleeshiyada Al-shabaab in aysan carqaladeyn arrimaha gargaarka”

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siinayay warbaahinta Qaranka ayaa maleeshiyada Al-shabaab uga digay in aysan carqaldeyn gargaarka...

Ciidanka Amaanka Oo Howlgalo kawada Aagga KM4 oo Argagixisadu Weerartay.

Ciidanka Dowladda ayaa howlgalo ka wada Isgoyska KM4 oo ay Qaraxyo ka dhaceen, ka dib amarkii maleeshiyaadka Argagixisada ay weerar ku qaadeen Hotelka Xayaat...

Wasaarada waxbarashada Galmudug oo xaruun waxbarasho ka hirgalinaysa Deegaanka Dowgaab.

Wasaarada waxbarashada Galmudug oo xaruun waxbarasho ka hirgalinaysa Deegaanka Dowgaab Dugsigaan hoose dhexe ee laga dhagaxdhigay Magaalada Dowgaab ee koonfurta Gobolka mudug ayaa ahaa mid...

Madaxweynaha Qaranka oo Qaabilay Madaxda Hay’adda WFP. (SAWIRO)

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay'adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane David...

Ugu Akhris Badan