Wararka

[DAAWO+SAWIRO]Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta oo maanta si rasmi ah xilkiisa ugala wareegay

Ra'iisal wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilka u kala wareejiyay wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta XFS Sen. Cusmaan Abuukar Duube...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho oo digniin adag diray

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib-udhiska Buundada 1-Aad ee Israac oo dhaxmarta...

Argagixisada Al-shabaab oo laga saaray deegaano katirsan goabolka Hiraan

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa...

Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo weli wada howlgalka ka dhanka ah Argagixisada Allshabaa

  Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa...

Kullan ciyaareed kubadda cagta ah oo lagu soo dhoweynayay, looguna hambalyaynaayay wasiirka cusub ee dhallinyarada iyo ciyaaraha ee XFS oo lagu qabtay magaalada Istanbul

Kullan ciyaareed kubadda cagta ah oo lagu soo dhoweynaayay, looguna hambalyaynaayay wasiirka cusub ee dhallinyarada iyo ciyaaraha ee XFS, mudane Xildhibaan Mohamed Bare Mohamud...

Ugu Akhris Badan