Ciidanka Amaanka Oo Howlgalo kawada Aagga KM4 oo Argagixisadu Weerartay.

Date:

Ciidanka Dowladda ayaa howlgalo ka wada Isgoyska KM4 oo ay Qaraxyo ka dhaceen, ka dib amarkii maleeshiyaadka Argagixisada ay weerar ku qaadeen Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho, Sida uu xaqiijiyay Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Ciidanka ayaa hakiyay dhammaan dhaq-dhaqaaqa iyo isku socodka dadweynaha ee Isgoyska KM4.

Faah-faahino dheeraad ah goor dhow kala soco Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed….

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...