Wararka

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha...

Ciidanka XDS oo fashiliyay Miinooyin ay aaseen Argagixisada

Ciidamada deegaanka KM 50 ee gobolka Shabeellada hoose ayaa fashilayay miino ay kooxda dhaqar-qabayaasha Al-Shabaab ku aaseen inta u dhexeysa Muuri iyo km 50   Ciidamada...

Wasiiru-dowlaha Batroolka oo Kulan Laqaatay Agaasime Qeybsada Wasaaradda (SAWIRO)

Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ahna Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Mudane Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) ayaa kulan la qaatay dhammaan Agaasimayaasha Waaxyaha ee...

Maamulka Gobolka Iyo Kan degmada Galkacyo oo lakulmay Saraakiil ka socatay Hay’adda W.F.P (SAWIRO)

Kulankaan oo uu shir gudoomiyay Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug ee Galmudug Axmed Maxamed Shire Qoodaar sidoo kalana ay goob joog ka ahaayeen duqa...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo kulan la qaatay danjiraha imaaraadka carabta ee soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka isutaga Imaaraadka carabta u...

Ugu Akhris Badan