Wararka

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Oo lakulmay taliyaha CXD Gen. Odowaa iyo saraakiil kale. (SAWIRO)

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay taliyaha xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Odowaa Yuusuf Raage iyo saraakiil kale. Kulanka...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, oo ka qeyb galay shirka todobaadka Shidaalka Afrika.

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka qeyb galay shirka todobaadka Shidaalka Afrika oo lagu qabtay magaalada...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kulan la qaadatay dhigeeda Itoobiya..

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan la qaadatay dhigeeda Dalka Itoobiya , Marwo Dagmawit...

UK oo boggaadisay horumarrada Soomaaliya ee Duulista Hawada

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa la kulantay agaasimaha Guud ee hay’adda Duulista Rayidka ee Dalka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Safiirka Suudaan ee Somaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo Talaado ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda, Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan u qaabilsan...

Ugu Akhris Badan