Wararka

[DAAWO] Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday baahinta wararka laxariira kooxda arxanka daran ee Al-Shabaab

Xukuumada Soomaaliya ayaa waxay dambi ka dhigtay in la faafiyo wax kasta oo la xiriira kooxda Arxanka daran ee Al-shabaab, sida Muuqaalada sawirada codadka...

[DHAGEYSO] Ciidamada XDS oo Gobolka Shabeelada Hoose ku dilay horjooge sare oo katirsan kooxda arxanka daran ee Al-shabaab

Ciidanka Xoogga ayaa sheegay in degaanka Janaale Gobolka Shabeelada Hoose a ku dileen  Horjooge sare iyo dhagarqabayaal ka tirsan Al-shabaab, ka dib howlgallo ay...

Dowladda Iiraan oo beenisay warar laga faafiyay

Dowladda Iran ayaa beenisay wararka sheegaya in ciidamada ammaanku ay dileen gabar 16 jir ah intii ay socdeen bannaanbaxyo ka dhacay dalkaasi.   Baaritaankii ugu horeeyay...

Galmudug oo Shaacisay liiska Golaha Deegaanka Balanbale.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa Soo saartay Liiska xunbaha Golaha Deegaanka Degmada Balanballe kadib markii aay sirasmi Loo dhamays tiray Xubnaha Golahaasi. Wasaarada Arimah Gudaha...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Digniino u dirtay Dadka U hoggaansama Amarada Argagixisada.

Wasiir Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo shir jaraa’id ka qabtay dadka dhismayaal ka socday Muqdisho u istaajiyey amarro ka...

Ugu Akhris Badan