Wararka

Putin oo amar soo saaray kadib qaraxii ka dhacay buundada Crimea

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa hadda amar ku siiyay adeegga Amniga Federaalka ee dalkaas (FSB) inay kormeeraan isku xirka muhiimka ah ee gacanka la haysto.   Buundada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta safar shaqo uga ambabaxay magalada Muqdisho asagoo ku sii jeeda magaalada Amsterdam ee dalka Boqortooyadda Netherland

Muqdisho Oktoobar 09,2022: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta safar shaqo uga ambabaxay magalada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo tacsiyadeeyey geeridii ku timid Allah u Naxriistee Xildhibaan hore Daahir Xasan Guutaale

Muqdisho Oktoobar 09,2022: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, ehelada...

Faah-faahino ka soo baxaya Qarax Sababay Dhimasho iyo dhawaac oo ka dhacay kaalin shidaal

Inta la xaqiijiyay in 10 qof ay ku dhinteen qarax ka dhacay kaalin shidaal oo ku taalla gobalka Donegal ee dalka Ireland.dadka dhintay ayaa...

Masuuliyiin katirsan Dowladda federaalka iyo Hiirshabelle oo gaaray degmada Maxaas

Masuuliyiin katirsan Dowladda Dhexe iyo dowladd goboledka Hiirshabelle ayaa gaaray degmada maxaas ee gobolka Hiiraan ,waxaana wafdigaas hugaaminayo  Xildhibaan Maxamed Buraale iyo wasiirka Arrimaha...

Ugu Akhris Badan