Wararka

Ciidan aad u badan oo argagixisada xoreynaya inta ay ka joogaan gobollada Dalka oo ka baxay Muqdisho

Ciidan aad u badan oo argagixisada xoreynaya inta ay ka joogaan gobollada Shabeellada Dhexe, Galgaduud iyo Mudug ayaa maanta ka baxay Muqdisho,waxaana la socda...

Khawaarijta oo Jab xooggan lagu gaarsiiyay Deegaanka Jicibow ee gobolka hiiraan

Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta weeraray deegaanka Jicibow oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, kadib markii ay ka war heleen in argagixisada...

TOOSINTA HABRAACA MAGACAABISTA GUDDIGA GOLAHA ADEEGGA GARSOORKA IYO GUDDIGA LA-DAGAALANKA MUSUQMAASUQA

Muqdishu, Oktoobar 09, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  markuu arkay Qoraalka Sumadiisu tahay XG/504/B-12/021 ee ka soo baxay Aqalka Sare...

Munaasabad  kooban oo uu xilka kula wareegayay xoghayaha guud ee Golaha Shacabka  oo lagu qabtay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa

Munaasabad  kooban oo uu xilka kula wareegayay xoghayaha guud ee Golaha Shacabka  Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa lagu qabtay xarunta guddoonka iyo guddiyada...

Sarkaal ka tirsan sirdoonka Israa’iil oo lagu dilay magaalada Quddus

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in askari boolis ah oo dumar ah ay u dhimatay dhaawac ka soo gaaray rasaaseyn ka dhacday bar koontarool oo...

Ugu Akhris Badan