Wararka

DHAGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka jubbland oo sheegay in qorshe u hayaan dib u heshiisiinta bulshada iyo siyaasiyiinta gobolka Gedo oo muddo qilaaf uu ka taagnaa...

Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid aadan oo wareeysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in qorshe u hayaan dib u heshiisiinta bulshada...

DHAGEYSO:Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo sheegay inuu furmayo kabka miisaaniyada ay Soomaaliya siiyaan dowladDaha saaxiibka la ah oo mudo go’naa.

Wasiirka Maaliyada xukuumada federaalka Soomaaliya Abdirahman ducaale Bayle oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in uu furmayo kabka miisaaniyada ee dowladdaha saxiibka la...

DAAWO:Ciidanka xoogga dalka oo gacanta ku soo dhigay madixii argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa qaraxyada magaalada Marka.

Ciidanka xoogga dalka soomaliyeed  gaar  ahaan ururka 14 octobar ee guutada 14aad ee  fadhiggoodu yahay magaalada marka ee gobalka shabeelaha hoose ayaa Howlgal ku...

Ciidamada Ruushka oo si buuxda ula wareegay Magaalada Mariupol ee wadanka Ukraine.

Ciidamada Ruushka oo si buuxda ula wareegay Magaalada Mariupol ee wadanka Ukraine. Ciidamada Ruushka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta Magaalada dekadda leh...

Madaxweyne Qoor-qoor oo dib ugu laabtay caasimada maamulka galmudug ee Dhuusamareeb.

Sabti - 21 May 2022 - Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Galmudug...

Ugu Akhris Badan