Wararka


Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Guddiyada joogtada ah ee labada aqal ee Baarlamaanka oo Shirkoodii ugu horeeyey Yeeshay

Kulanka guddiga joogtada ah ee labada aqal Barlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa furay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo jeediyey khudbad uu uga hadlayo...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Golaha wasiirada XFS oo ansixiyay hainti dhowraha guud ee Qaranka

Golaha wasiirada XFS ayaa ansixiyay hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Cali ayagoo sidoo kale meel mariyay sharciyada biyaha caafimaadka iyo waxbarashada. Kadib kulankii Khamiis...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada iyo Latiyaasha Gaarka ah ee Madaxwaynaha

Muqdisho, 03 Ogosto 2017; Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada. Sidoo kale...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

R/Wasaare Kheyre “Taliyeyaasha ciidamada waxaa la idinka rabaa inaad isku soo dhaweysaan ciidanka”

Wada shaqayn wanaagsan oo dhex marta ciidanka qalabka sida Dalka waa mid horseedaysa in ay dhabar jabiyaan cadowga Ummadda Soomaaliyeed, Shirka   todobaad  lahaa...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Guddoomiyaasha labada aqal ee barlamaanka oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee guddiyada joogtada ah

Kulankani oo ah kii ugu horreeyey oo ay isugu yimaadaan gudiyada joogatda ah ee labada Glee e barlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta ka...

Ugu Akhris Badan