Wararka

R/W Hamse Abdi Barre oo maanta kormeeray Xarunta Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar kusoo dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha...

Puntland oo bilaawday heshiisiinta beelo dagaalamay

Shir lagu dhammaystirayo nabadaynta colaaddii ka dhacday Saax-maygaag iyo Senge-jebiye ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo caasimadda Garoowe.   Shirkan oo ay hormuud u...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta ka qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto  xildhibaan hore  Daahir Xasan  Gutaale.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaarihii hore dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug...

Dad tahriibeyaal ah oo lagu gubay xeebta Liibiya

Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday mas’uuliyiinta Liibiya in baaritaan wax ku ool ah lagu sameeyo dilka 15 muhaajiriin ah oo lagu gubay meel u...

Madaxweynaha Hiirshabelle oo Gaaray degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.   Madaxweynaha iyo wafdigiisa...

Ugu Akhris Badan