Wararka

Soomaali lagu Xiray Dalka Hindiya oo Xabsiyada Laga Sii Daayay.

Magaaladda Hyderabad ee dalka Hindiya waxaa hawlo shaqo u jooga Safiir ku-xigeenka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya ahna Ku-simaha Safiirka Mudane Cabdifataax Cabdullaahi Nuur. Ka...

Khawaarijta oo Lagu Xasuuqay Hiiraan.

Waxaa Faahfaahin Dheeraad ah kasoo Baxaysaa Khasaaraha Khawaarijta Ku Gaaray Dagaalkii Gobolka Hiiraan ay kula galeen ciidanka Qaranka iyo dadka Deegaanka. In kabadan 100 ka...

Khawaarijta oo Qarax la Beegsatay Gaari Arday Siday.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey Qarax Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran la beegsadeen gaari ay saarnaayeen Arday. Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran...

Jabuuti oo Daawo & Dhaqaatiir keentay Xamar..

Dowladda Aanu Walaalaha Nahay Ee Jabuuti oo ka Jawaabaya Baaqii Madaxweynaha Qaranka ayaa Maanta Dalka Keenay Dhaqaatiir iyo Nuucyo Daawo ah oo ay ugu...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulan la qaatay Madaxweynaha Jubaland.

Ku-simaha Madaxweynaha JFS, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay Madaxweynaha...

Ugu Akhris Badan