Wararka

Masuuliyiinta wasaarada gashaandhiga oo kulan duco iyo baroor diiq ah la qaatay shaqalaaha wasaarada gaashanadhiga.

Masuuliyiinta wasaarada gashaandhiga ayaa kulan duco iyo baroor diiq ah la qaatay shaqalaaha wasaarada gaashanadhiga. Kulankaan waxaa goobjooga ahaa siihayaha Agaasimaha guud ee wasaarada gaashaandhiga...

DAAWO: Madaxweynaha Xasan “Dagaalka ay ku jirto Dowladda waxa uu u baahan yahay Awood”.

Madaxweyne Xasan Sheekh "Dagaalka ay ku jiraan dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah kooxaha argagixisada, waxa uu u baahan yahay awood lagu...

afar ka mid ah dadkii Zoobe ku dhaawacmay oo loo qaaday turkiga.

Wasiirka caafimaafka Xukuumada soomaaliya DR Ali Haji Adam ayaa Galabta Garoonka aadan cadde ka sagootiyay 4 ka mid ah Dadkii dhaawacyada Culus kasoo gaareen...

Madaxweyne Xasan oo 2qodob oo Muhiim ah kala Hadlay Xoghayaha QM.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Kulan Mira Dhal Ah La Qaatay Dhiggiisa Dalka Suudaan

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Kulan Mira Dhal Ah La Qaatay Dhiggiisa Dalka Suudaan Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho...

Ugu Akhris Badan