Wararka

[DAAWO]Waxaa Goordhaw furmay Xaflada furitaanka Kalfadhiga 2aad Ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Fideraalka Soomaaliya

Waxaa goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Munaasabadda furitaanka kalfadhiga labaad goobjoog ka ah Madaxweynaha...

[SAWIRRO]Madaxweynaha KGS oo gaaray Caaasimada Maamulkaas ee Baraawe

Madaxweynaha Maamulka  Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Caasimada Dowladda Koonfur Galbeed ee Baraawe.   Socdaalka Madaxweynaha...

Biden: “Lama gali doono Shiinaha dagaal hor leh oo qabow”

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ballan qaaday inuusan jiri doonin dagaal qabow oo cusub oo dalkiisu la galo Shiinaha, kaddib kulan wada xaajood ah...

Madaxweynaha KGS oo Magacaabay Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed, xilkaas oo mddooyinkii la so dhaafay banaanaa. Wareegto kasoo baxday...

Maamulka Degmada Gaalkacyo oo wadada Astaan Golol ku bilaabay Saarista Laamiga

Duqa Magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan, Ku xigeenkiisa Eng Maxamed Cabdi Cilmi, Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka, Agaasimayaal iyo Gudoomiyaasha...

Ugu Akhris Badan