Wararka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo soo xiray tababar ku saabsanaa tabinta xaaladaha bini’aadannimada iyo wararka deg degga ah

Muqdisho 14 November 2022: Tababarka tabinta xaaladaha bini'aadannimada iyo wararka degdegga ah oo ka qeyb galeen 30 suxufiyiin oo kala socday Warbaahinta waxaa uu...

Gudoomiyaha hayadda Maareynta musiibooyinka Qaranka Mudane Mahamoud Moallim Abdulle oo kulan la qaatay wakiilka Ururka iskaashiga islaamka u qaabilsan Soomaaliya

Gudoomiyaha hayadda Maareynta musiibooyinka Qaranka Mudane Mahamoud Moallim Abdulle ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka Ururka iskaashiga islaamka u qaabilsan Soomaaliya H.E Amb: Mohamed...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo...

Xafiiskii Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka Wasaaradda Waxbarashada XFS oo si KMG ah loogu raray dugsigii hore ee Sheekh Xasan Barsane si aysan hakad u galin...

Wasiirka Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS Mudane Faarax Sheekh C/qaadir, ayaa si rasmi u furay dib u bilaabista bixinta Shahaadada dugsiga Sare, ayada...

Ciidamada Amniga ayaa soo xiray Mustafa Cali Caanood oo ah shaqsi faafiya Fikirka khawaarijta.

Ciidamada Amniga Soomaaliya ayaa maanta soo xiray Mustafa Cali Caanood oo fikirka kooxaha xagjiriinta ah Ku faafiya dalka. Hawlgalka lagu qabtay Mustafa ayaa ka dhacay...

Ugu Akhris Badan