Wararka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo War kasoo Saaray Dib u eegista Dastuurka.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheikha aadan Mohamed Nuur Madoobe ayaa Sheegay Inay Muhiim tahay In Ahmiyad Gaar ah Ay siiyaan Hay'adaha ay Qusayso Dib...

Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo Caawa meel mariyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2023 oo ka kooban Dakhli gudaha ah iyo Deeq taas oo...

Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre waxa ay ku meel...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeyb galay shirweynaha saxaafadda caalamka.

Abu Dhabi, 15 November 2022:Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuriyadda Federaalka Soomaalia, Mudane Daud Aweis Jama ayaa manta magaalada Abu Dhabi ee dalka...

Ukraine oo ku eedeysay Ruushka in Afrikaanka uu ku cadaadinayo inay ka qeybgalaan dagaalka

Wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine ayaa ku eedeysay Ruushka in Afrikaanka ku xiran dalkiisa uu ku cadaadinayo inay ka qeybgalaan dagaalka Ukraine. Bayaan kasoo baxay afhayeenka...

Khudbada Madaxweyne Hassan Sheikh ee Labada Golle ee BFS oo maanta uu furay

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA BISMILAAH……. GUDDOONKA LABADA AQAL EE BARLAMAANKA JFS XILDHIBAANADA BARLAMAANKA JFS MARTI SHARAFTA KALE MUDANEYAAL IYO MARWOOYIN,   Waxaan dhammaantiin idinku salaamayaa salaanta Islaamka ASCWRWB: Isla markii aan...

Ugu Akhris Badan