Wararka

Waxgaradka Gobolka mudug oo Galkacyo kaga arinsaday Dagaalka Khawaarijta

Kulankaan oo uu soo qaban qaabiyay Suldaanka Guud ee Beesha Sacad Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed isla markaana ujeedkiisu ku qotamay labo qorshe oo kala...

Markab Laga Leeyahay Liberia Oo Badda Lagu Dhex Qarxiyay.

Sida ay baahisay wakaalada wararka ee AP, weerar loo adeegsaday diyaarad laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa habeenkii xalay weerar ku qaadday Markab nooca...

Muran ayaa wali ka Taagan Gantaal dad dilay oo ku Dhacay Dalka Poland.

Ra’iisul Wasaaraha dalka Poland Mateusz Morawiecki ayaa dadka ugu baaqay inay is dejiyaan kaddib markii gantaal lagu sameeyay Ruushka uu labo qof ku dilay...

Shacabka Miirtaqwo oo isku Abaabulay Iska Xoreynta Khawaarijta.

Dadka deegaanka Miirtaqwo ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa go’aansaday inay iska xoreeyaan Khawaarijta. Dadkan is abaabulay ayaa waxaa la kulmay saraakiisha ciidanka xoogga dalka iyo...

Gudiga Shaqaalsha Rayidka ah oo Doortay Gudoon Cusub.

Munaasabad ka dhacday Xarunta Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda ayaa lagu doortay Guddoonka Cusub oo uu yeelanayo Guddiga. Munaasabadan oo ay kasoo qeyb galeen...

Ugu Akhris Badan