Wararka

Digniin dhanka Hawada ah oo looga dhawaaqay koonfurta Ukraine

Digniin dhanka hawada ah ayaa looga dhawaaqay gobollada kala ah Kherson, Zaporizhia, Mykolaiv iyo Odessa ee dhaca koonfurta dalkaasi Ukraine. Wararka la xariira digniintan ayaa...

Iiraan oo dil toogasho ah ku Xukuntay Wasiir ku xigeenkii hore ee Gaashaandhiga

Garsoorka Iiraan, ayaa Maanta oo Sabti ah, ku dhawaaqay fulinta xukunka dilka ah oo lagu riday Wasiir ku xigeenkii hore ee Gaashaandhigga Iiraan, Cali...

Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta lasoo gabagabeeynayo

Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta qorshuhu yahay in la soo gaba-gabeeyo, Shirka ayaa looga hadlay qodobo  saldhig...

Ciidamada Booliska oo fuliyay howlgallo ay dad ku soo qab-qabteen

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwooda ka howlgalo Saldhigga degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir, ayaa gacanta ku soo dhigay labo Nin oo hubaysan oo...

DF oo tallaabo hormar leh u qaaday ku biirista Ururka EAC.

Muqdisho.(sntv):- Ergayga madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud u qaabilsan Ururka gobolleedka Iskaashiga dhaqaalaha ee Bariga Afrika {EAC} Cabdisalaan Cumar Hadliye oo la hadlay...

Ugu Akhris Badan