Wararka

Dowladda Ruushka oo sheegtay in uu la wareegay magaalada Soledar ee Uraine

Dowladda Ruushka ayaa sheegay in ciidamadooda ay soo afjareen qabsashada Soledar oo ah magaalo laga soo saaro milixda oo ku taal bariga Ukraine, halkaasoo...

Dowladda Shiinaha oo adduunka soo dhaweynaya kadib xayiraadihii Covid-19

Dowladda Shiinaha ayaa sheegay in adduunka u sheegay in uu u furan yahay kadib dhibaatada Covid ee ku habsatay dalka in kasta oo ay...

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab & Gorgor oo ay Wehliyaan xooggaga kacdoonka dadweynaha oo wareegay degaanka Cali Heele oo hoos-taga degmadda Ceel dheer

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab & Gorgor oo ay Wehliyaan xooggaga kacdoonka dadweynaha, ayaa Galabtay Khawaarijta Alshabaab kala wareegay degaanka Cali Heele oo...

[DAAWO] Dad Konton ruux ka badan oo ku sumoobay Maqaaxi ay ka cunteeyeen oo ku taala Deegaanka Biya cadde ee gobolka Shabeellada dhexe

Dad Konton ruux ka badan ayaa ku sumoobay Maqaaxi ay ka cunteeyeen oo ku taala Deegaanka Biya cadde ee gobolka Shabeellada dhexe.   Abaan duulaha Ururka...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Isbitaalka ku booqday Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Hiiraan iyo dad kale oo ku soodhawacmay qaraxyadii degmada Maxaas

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane cali jeeyte Cismaan ayaa Isbitaalka Digfeer ee magaaladda Muqdisho ku booqday Dhaawacyadii ku Wax yeeloobay qaraxyadii khawaarijta Al-shabaab Iyo dagaaladii...

Ugu Akhris Badan