Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay adkeynta amniga Degmada Xarardheere.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa shir gudoomiyay Kulanka looga hadlayay adkaynta ,xoojinta Amniga Degmada Xarardheere iyo xoraynta Deegaanada kale ee khawaarijta Al Shabaab...

Zelenesky oo xulafadiisa ugu baaqay taageero hub oo degdeg ah iney dalkiisa la soo gaaraan

Madaxweyne Zelenesky ayaa ku baaqay in dalkiisa si degdeg ah loola soo gaaro tangiyada iyo hubka culus, xilli ay ugu yaraan 50 dal oo...

Askar ka afduubneyd ciidanka Djibouti oo lasii daayey

Taliska ciidanka Djibouti, ayaa sheegay in la soo daayey lix askari oo katirsan ciidanka Djibouti, kuwaasoo ay afduubteen jabhadda mucaaradka ah ee FRUD. Afduubkan, ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ciidamada Qalabka Sida uga tacsiyeeyey geerida Saraakiisha iyo ciidanka ku shahiiday Galcad

Baydhabo, Jannaayo 20, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ciidamada Qalabka Sida uga tacsiyeeyey geerida Saraakiisha iyo ciidanka ku shahiiday...

[DAAWO] Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah culimaa’udiinka Koofur Galbeed

Badhabo, Jannaanyo 20, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  oo Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah culimaa’udiinka Koofur Galbeed...

Ugu Akhris Badan