Wararka Caalamka

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay South Africa.

Koox hubeysan oo ka soo jeeda dalka Koonfur Africa ayaa xalay  gudaha dalkaas ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka  goobaha Ganacsiga...

Boqol Salmaan “Sacuudi-carabiya waxey doonaysaa xal joogta ah oo caadil ah oo laga gaaro arrinta falastiin.

Boqorka Sacuudi-carabiya Salmaan bin Cabdilcasiis ayaa Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump u sheegay in waddamada Khaliijka ay doonayaan xal caadil ah oo kama danbays ah...

Suudaan oo soo rogtay xaalad deg-deg ah Fatahaadda darteed(Sawirro)

Golaha Difaaca iyo Amniga Suudaan ayaa dalkaasi ku soo rogay xaalad degdeg ah oo socon doona mudd 3 bilood ah. Xaaladaan ayaa ka danbaysay kadib...

Kenya oo digniin u dirtay cid kasta oo caawisa Al-Shabaab.

Dowladda Kenya ayaa digniin adag u dirtay cid kasta oo taageero u fidisa ama caawisa kooxda Argagixisada Al-Shabaab. Isku-duwaha laamaha ammaanka ee Gobolka waqooyi bari...

Booliska Kenya oo baaraya dilkii Qareen Kirimi Mbogo.

Saraakiisha Booliska ismaamulka Meru ee Dalka Kenya ayaa billaabay  baaritaanno ku saabsan ciddii ka dambeysay dilka qareen caan ahaa oo shalay ay toogasho ku...

Ugu Akhris Badan