Wararka Caalamka

ICRC oo ka digtay in ciidamada Armenia iyo Azerbaijan ay gaystaan dambiyo dagaal.

Hey'adda ICRC ayaa cambaareysay waxa ay ku tilmaantay dambiyo dagaal oo ay geysanayaan ciidamada Armenia iyo kuwa Azerbaijan ee dagaalka u ka dhex socdo. ICRC...

Kulan duco ah oo wariye C/Qadir.M.Mursal loogu sameeyay Nairobi+”Sawirro”

Kullan loogu duceenayay Allaha u naxariistee, Wariye Cabduqaadir Maxamed Mursal oo dhawaan ku geeryooday dalka Mareykanka ayaa  lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarrunta wadanka...

Sacuudi-Carabiya oo si taxadar leh u furtay gudashada acmaasha Xajka iyo Cumrada.

Boqolaal qof oo muwaadiniinta Sacuudiga ah ayaa lagu soo dhaweeyay misaajidka weyn ee Maka si ay acmaasha cumrada u gutaan ka dib toddobo bilood...

Switzerland oo ogalaaneysa kulamada dadka badan, xilli uu wali jiro Covid-19.

Isu imaatinka dad ka badan 1,000 qof ayaa la ogolaan doona dalka Switzerland, laga bilaabo maanta taas oo qayb ka ah qorshaha dowladda ee...

Ruushka iyo Faransiiska oo wada-xaajood ugu baaqay Azerbaijan iyo Armeina.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku baaqay xabad joojin deg deg ah sameeyaan dawladaha Armenia iyo Azerbaijan oo muddo...

Ugu Akhris Badan