Wararka Caalamka

Musharixiinta madaxweyne ku xigeenka Maraykanka oo dood adag ay xalay dhex martay.

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence iyo Kamala Harris oo u tartamaysa xilka madaxweyne ku xigeenka xisbiga dimoqraadiga ayaa dood kulul oo ku saabsan...

Golihii ugu horreeyay ee Wasiiro ah ayaa laga dhisay dalka Mali afgambgii kadib.

Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee dalka Mali, Bah Ndaw, ayaa ku dhawaaqay Gole wasiiro oo ka kooban 25 xubnood waxaana ka soo muuqday...

Nigeria oo baareysa xad gudubyo ay ku kaceen ciidankeeda gaarka ah.

Wasiirka arrimaha booliiska dalka Nigeria Muhammad Maigari Dingyadi ayaa sheegay in ay jirto baaritaano ku saabsan eedeyn ka timid dhaqan xumo ay ku kaceen...

Mareykanka oo xulufo u sameysanaya dagaalka uu kula jiro Shiinaha.

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa maanta oo Talaadadii ka bilaabay magaalada Tokyo kulamo uu la yeelanayo dhiggiisa Australia, India iyo Japan, iyadoo...

Ethiopia oo mamnuucday in ay diyaarado dul maraan biya-xieenka Webiga Nile.

Ethiopia ayaa ka mamnuucday in diyaarado dul maraan biyo xireenka laga dhisay wabiga Nile arrimo amni darted, madaxda dulimaadka rayidka Ethiopia ayaa sheegay in...

Ugu Akhris Badan