Wararka Caalamka

Ruushka iyo Faransiiska oo wada-xaajood ugu baaqay Azerbaijan iyo Armeina.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku baaqay xabad joojin deg deg ah sameeyaan dawladaha Armenia iyo Azerbaijan oo muddo...

Sheekh Nawaaf Al-Axmed oo loo dhaariyay Amiirnimada Kuwait.

Sheekh Nawaaf Al-Axmad oo la dhaarinaayo maanta Amiirnimada dalka Kuwayt Guddomiya golaha baarlamaanka Kuwayt, Marzuuq Al-Ghanim, ayaa ku dhawaaqay in Sheekh Nawaaf Al-Axmed loo dhaarinayo...

Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo socdaal ku maraya dalalka Aljeria, Maroco iyo Tunis.

Xoghayaha Difaaca Mareykanka Mark Esper ayaa maanta oo Arbaca ah billaabaya socdaal uu ku maraayo waddamada kala ah Aljeeriya, Tuunis iyo Maroco. Inta lagu guda...

Hoggaamiyaha Mucaaradka Tanzania oo eedeyn ku shubasho u jeediyay Madaxweyne John Magufuli.

Musharax Madaxtinimada mucaaradka ugu weyn dalka Tanzania, Tundu Lissu, ayaa ka soo hor muuqday Guddiga anshaxa ee gudiga doorashooyinka talaadan maanta ah isagoo wax...

Xuska 29-ka September ee ka hortagga khasaaraha ama dayaca ku yimaada cuntada.

Qaar ka mid ah hey’adha Qaramada Midoobay iyo Dalalka Dunida ayaa manta u dabbaaldegay xuska 29-ka Setembar ee maalinta Caalamiga  ah ee ka hortaggga...

Ugu Akhris Badan