Agaasimaha IMF Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in adduunka waajib ku tahay in uu caawiyo Afrika sida dhibaatadan uga soo kabtaan.
Afrika waxaa ay kamid tahay...
Kumanaan qof oo ka mid ah taageerayaasha mucaaradkaa Ivory Coast ayaa isugu soo baxay caasimadda Abidjan, waxayna ka soo hor jeedaan qorshaha madaxweyne Alassane...
Allaha ha naxariistee waxaa magaalada jig-jiga ee dowlad deegaanka Soomaalida itoobiya goor dhaweyd ku geeriyooday Ra’iisu lwasaarihii hore ee dowladdii ku meel gaarka Cali...
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO)ayaa sheegay in guud ahaan uu hoos u dhac ku yimid sanadkan tirada kiisaska daacuunka ee cusub ee Soomaaliya marka loo...