Wararka Caalamka

Dalalka Chile iyo Colombia oo ku dhawaaqay in Isra’iil ay kala baxayaan safiiradooda

Dalalka Chile iyo Colombia ayaa ku dhawaaqay fiidnimadii xalay in safiiradooda ay kala baxayaan Israa’iil si ay u muujiyaan gardarrada joogtada ah ee Israa’iil...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson oo ay...

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo si kulul uga hadlay duqeymaha Israa’iil ay ku hayso Qaza

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si ba’an u dhaliilay  duqeymaha joogtada ah ee Israa’iil ay ku hayso Marinka Qaza, sida ay...

Tirade Suxufiyiinta lagu dilay Qaza tan iyo markii ay bilowdeen duqeymaha oo la shaaciyay

Tirada saxafiyiinta reer Falastiin ee ku geeriyootay duqeynta joogtada ah ee Isra’iil ay ka wado magaalada Qaza tan iyo 7-dii bishan October ayaa gaaray...

Obama oo dhaleceeyay go’doominta Israa’iil ay ku hayso Qaza

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama, ayaa dhaleceeyay go’aanka Isra’iil ay saadka ugu jartay Marinka Qaza, isagoo ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta...

Ugu Akhris Badan