Wararka Caalamka

Israa’iil iyo Xamaas oo ogolaaday xabbad-joojin & isdhaafsiga maxaabiista

Israa’iil iyo Xamaas ayaa ku heshiiyey heshiis xabbad-joojin ku meel gaadh ah, oo wadada u xaareysa in la sii daayo ilaa 50 qof oo...

Israa’iil oo sheegtay in Sarakiil sare looga dilay waqooyiga Qaza

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dhawaaqay subaxnimadii hore ee saakay oo Khamiis ah in laba sargaal oo sar sare looga dilay laba kalena looga dhaawacay...

Madaxweynayaasha Shiinaha iyo Mareykanka oo maanta kulmaya

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay dalka Mareykanka muddo lix sano ah,kaddib markii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu sheegay in...

Saraakiil Maraykan ah oo ka soo horjeestay taageerada Biden uu siiyo Isra’iil

In ka badan 400 oo Sargaal oo Maraykan ah, kana shaqeeya qaybo kala duwan ee Ciidamada dalkaas ayaa ka soo horjeestay taageerada uu Madaxeyne...

Bolivia oo xiriirka u jartay Israa’iil iyo dalal kale oo u yeeray safiirada ka jooga dalkaasi

Dowladda Bolivia ayaa xiriirka rasmiga ah u jartay Israa’iil ,iyadoo laba dal oo kale oo Latin America ah ay u yeereen safiiradooda ka jooga...

Ugu Akhris Badan