Wararka Caalamka

Madaxweynaha Dooran ee Dalka Mareykanka ayaa La filayaa in uu Xilal kala duwan oo Muhiim ah Magacaabo,

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu xoghayihiisa arrimaha dibedda u magacaabo diblomaasi ruug cadaa ah oo lagu magacaawo Antony...

Ra’iisul wasaaraha Dalka Itoobiya Abiye Ahmed oo shaaciyay in uu bilowday Qorshahii ugu dambeeyay ee Howlgalka Gobolka Tigreega.

Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in lagalay wajigii sadaxaad howlgal soo celinta sharciga ee gobalka tigreega Abiy Ahmed wuxuu tilmaamay in wajigan uu yahay...

Ciidamada Dowlada Itoobiya oo Magaalo hor leh kala wareegtay TPLF.

Dowlada itoobiya ayaa sheegtay in ciidankeedu la wareegeen maanta magaalada Idaga Hamus kadib dagaal culus oo halkaasi ka dhacay. Qoraal ka soo baxay gudiga xaalada...

Ciidamada Federalka Itoobiya oo isku balaarin ka wada dhulka buulareyda ah ee u dhaxeeya Magaalooyinka Adigrat iyo Mekelle.

Ciidanka dowlada itoobiya ayaa ku sii siqaya dhulka buuraha iyo dooxooyinka leh ee u dhaxeeya Mekelle iyo Adigrat halkaas oo muhiim u ah TPLF. Afhayeen...

Shirka Hoggaamiyeyaasha Wadamada G20 ayaa dib u taageeray helitaan caalamiga ah ee ‘loo siman yahay’ ee tallaalka COVID-19.

Hoggaamiyeyaasha 20-ka waddan ee ugu dhaqaalaha badan adduunka ayaa ballan-qaadaya Axadda maanta ah si loo hubiyo in si caddaalad ah loogu qaybiyo tallaallada COVID-19,...

Ugu Akhris Badan