Wararka Caalamka

Ethiopia oo Bilaabaysa Wajigii u Dambeeyay Howlgalka Gobolka Tigree.

Militiriga Ethiopia wuxuu bilaabi doonaa wajigii u dambeeyay howlgalka ka dhanka ah mucaaradka gobolka Tirgee, sidaa waxaa sheegay ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo bayaan...

Dowlada Itoobiya oo beesha caalamka uga digtay faro-gelin lagu sameeyo Arrimaha Gudaheeda.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay ka gaabsadaan faro galin kasta oo aan sharciga caalamiga ku qotomin, taas...

Ciidamo badan oo ka tirsan TPLFoo isu dhiibay ciidanka dowladda Itoobiya

Golaha xaaladda deg dega dowladda Itoobiya u xilsaartay howlgalka ka socda Gobalka Tigreega ayaa sheegay in ciidamo badan oo ka tirsan TPLF ay isa...

Burbur Xoogan oo soo gaaray Magaalada Shire oo ka mid ah magaalooyinka waa weyn ee Waqooyiga, islamarkaana Ciidamada Itoobiya iyo TPLF ku dhax dagaalameen.

Dejena hotel oo ku yaala bartamaha magaalada Shire ee gobalka tigreega dalka itoobiya wuxuu ka mid ahaa meelaha ay dagi jireen dadka dalxiiska u...

Wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo Golaha Ammaanka QM uga warbixiyay xaalada guud ee Soomaaliya.

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladda guud ee Soomaaliya ka siiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. James Swan...

Ugu Akhris Badan