Wararka Caalamka

Baarlamaanka Carabta oo si adag uga hadlay xadgudubta Etoobiya ku hayso dalkeena.

Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo sheegay in si cad uu udiiddan yahay in faraha lalagalo arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku baaqay in la...

Safaaradda JFS ee Ethiopia oo Addis Ababa ku Qabatay Munaasabad Lagu Taageerayo Guulihii Waaweynaa ee Qaranka Usoo Hoyday.

Addis Ababa Isniin 18 12, 2023 - Safaaradda Jamhuuryadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ethiopia ayaa magaaladda Addis Ababa ku qabatay munaasabad...

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa tartanka Pan African Schools championship 2023.

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa tartanka Pan African Schools championship 2023, kaasi oo sanadkan lagu qabanayo dalka Kenya. Waxaa maanta dalka ka amba baxay cayaartoyda...

Israa’iil iyo Xamaas oo ogolaaday xabbad-joojin & isdhaafsiga maxaabiista

Israa’iil iyo Xamaas ayaa ku heshiiyey heshiis xabbad-joojin ku meel gaadh ah, oo wadada u xaareysa in la sii daayo ilaa 50 qof oo...

Israa’iil oo sheegtay in Sarakiil sare looga dilay waqooyiga Qaza

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dhawaaqay subaxnimadii hore ee saakay oo Khamiis ah in laba sargaal oo sar sare looga dilay laba kalena looga dhaawacay...

Ugu Akhris Badan