Wararka Caalamka

Dowladda UK oo sheegtay in ay hub u diri doonto Ukraine.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022:-Xoghayaha gaashaandhigga ee waddanka Britain, Ben Wallace, ayaa waxa uu ku dhawaaqay in UK ay tiro aan badneyd oo ah hubka laga rido gantaallada...

Ukraine oo ka carootay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Faransiiska

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022-:Wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine ayaa si kulul ugu jawaabay madaxweynaha waddanka Faransiiska Emmanuel Macron kaddib markii uu sheegay inay muhiim aheyd in Ruushka...

Midawga Afrika oo Putin oo kala hadlay saamaynta dagaalka Ukraine ee Afrika

MUQDISHO-4-6-2022-Mas’uulka ugu sarreeya Midowga Afrika ayaa Jimcihii la kulmay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, iyagoo ka wada hadlay dagaalka Ukraine iyo saameynta uu ku...

Shaqaale ka tirsan Laanqeyrta cas oo lagu weeraray Dalka Mali.

Samafale u dhashay dalka Holland iyo darawalkii waday gaari ay la socdeen kooxda Laanqeyrta Cas ayaa la dilay ka dib markii ay la kulmeen...

Pakistan oo ka codsatay Taliban inay dhexdhexaadiyaan urur ka dagaalama dalkooda.

MUQDISHO-2-6-2022-Dowladda Pakistan ayaa arbacadii u dirtay magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan, wafdi ka kooban 50 xubnood oo ah oday dhaqameedyo kala duwan, si...

Ugu Akhris Badan