Wararka Caalamka

Kumanaan mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu baaqaan in la adkeeyo sharciga hubka ka dib toogasho ka...

MUQDISHO-JUUN-12-6-2022-:Dibadbaxayaasha ayaa sheegay in la joogo waqtigii la tusi lahaa siyaasiyiinta in dadka Maraykanku ay dalbanayaan oo ay mudan yihiin inay ku noolaadaan nolal...

21 qof oo ku dhimatay Shil tareen

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Iraan, ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhimatay tobanaan kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii uu bariga...

Shirweynaha Ladagaalanka Musuq-maasuqa Oo Ka Furmay Jabuuti.+SAWIRO.

  Shirwaynaha 8-aad ee caalamiga ah ee madashada Afrika ee la dagaalanka Musuq-maasuqa ayaa lagu qabtay dalka Jabuuti. Masuuliyiin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee la...

Hindiya oo cadho diplomaasiyadeed la kulantay ka dib aflagaadadii loo geystay Islaamka

MUQDISHO-JUUN 7-6-2022-:Dawladda Hindiya ayaa la baaxaa degaysa sidii ay u xakameyn lahayd cadhada diplomaasiyadeed ee ka imanaysa dalalka Islaamka taas oo ka dhalatay hadallo...

Dowladda UK oo sheegtay in ay hub u diri doonto Ukraine.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022:-Xoghayaha gaashaandhigga ee waddanka Britain, Ben Wallace, ayaa waxa uu ku dhawaaqay in UK ay tiro aan badneyd oo ah hubka laga rido gantaallada...

Ugu Akhris Badan