Wararka Caalamka

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo la kulmay safiirka Maraykanka ee dalkaas

Safiirka dowladda FS u fadhiya dalka Kenya danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan la qaatay danjiraha dowladda Maraykanka ee Kenya Margaret Whitman, iyagoo ka...

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay damaca Ethiopia ee xeebaha Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Jabuuti oo war ka soo saartay damaca gurracan ee dowladda Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed ayaa sheegtay inay muhiim tahay ilaalinta...

Ugu yaraan 18 falastiiniyiin ah ayaa la dilay ka dib markii Israa’iil ay weerartay guri ku yaal Khan Younis habeenimadii

Ugu yaraan 18 falastiiniyiin ah ayaa la dilay ka dib markii Israa’iil ay weerartay guri ku yaal Khan Younis habeennimadii. Ciidamada Israa’iil ayaa duulaan ku...

Ingiriiska oo sheegay in ay ixtiraam u hayaan madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

Dowladda Ingiriiska ayaa dib u xaqiijisay  in ay ixtiraam buuxa u hayaan madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. ,“Ingiriisku waxa uu ka...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si adag uga hor yimid dulmiga Ethiopia ee madax banaanida dhuleed ee JFS.

Ururka Iskaashiga Islaamka {OIC} ayaa War qoraal ah uu soo saaray si adag uga hor yimid isku dayga Gurracan ee Dowladda Ethiopia ay ku...

Ugu Akhris Badan