Dowladda Pakistan oo mamnuucday in si toosa loo tebiyo khudbadaha ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan

Date:

Dowladda Pakistan ayaa mamnuucday in si toosa loo tebiyo khudbadaha ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan.

Dowladda ayaa Imran Khan u jeedisay eedo la xiriira in hadalladiisa ay abuuraan necayb iyo kicin dadweyne oo ka dhan ah xukuumadda talada haysa.

hase ahaatee tallaabadaas si weyn ayaa loo dhaleeceeyey waxaana lagu tilmaamay inay tahay siyaasad ku dhisan cadaadis.

Imran Khan oo 70 jir ah ayaa si joogto ah khudbado ugu jeediya kumanaan qof oo isugu soo baxa barxadaha waaweyn ee dalkaas.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...