Wararka Caalamka

Muran ayaa wali ka Taagan Gantaal dad dilay oo ku Dhacay Dalka Poland.

Ra’iisul Wasaaraha dalka Poland Mateusz Morawiecki ayaa dadka ugu baaqay inay is dejiyaan kaddib markii gantaal lagu sameeyay Ruushka uu labo qof ku dilay...

Ukraine oo ku eedeysay Ruushka in Afrikaanka uu ku cadaadinayo inay ka qeybgalaan dagaalka

Wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine ayaa ku eedeysay Ruushka in Afrikaanka ku xiran dalkiisa uu ku cadaadinayo inay ka qeybgalaan dagaalka Ukraine. Bayaan kasoo baxay afhayeenka...

Biden: “Lama gali doono Shiinaha dagaal hor leh oo qabow”

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ballan qaaday inuusan jiri doonin dagaal qabow oo cusub oo dalkiisu la galo Shiinaha, kaddib kulan wada xaajood ah...

Dad rayid ah oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Magaalo kutaalla waqooyiga Itoobiya

Dad rayid ah ayaa lagu dilay weerar dhanka cirka ah oo ka dhacay magaalada Mandi ee galbeedka Itoobiya, oo qiyaastii 500km dhanka galbeed ka...

Putin oo 200 muwaadiniin Mareykanka ah ka maamnuucay inay soo galaan Ruushka

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa Jimcihii sheegtay inay ka mamnuucday 200 oo qof oo Maraykan ah inay soo galaan Ruushka, kuwaas oo ay...

Ugu Akhris Badan