Wararka Caalamka

Wadahadaladii u dhaxeeyay dowladad fedraalka ee Itoobiya iyo TPLF oo dib u bilaabmay

Wakiilo ka kala socda dhinacyada isku haya Itoobiya- ee Dowladda Federaalka iyo Xoogaga Tigreega ee ayaa ku shiraya caasimadda Kenya ee Nairobi si ay...

THE PROCESS OF REPORTING WEATHER FORECAST AND CLIMATE CHANGE THAT WAS TRAINED FOR ABOUT 30 JOURNALISTS FROM SOMALIA AND DJIBOUTI.

This seminar was exchange of knowledge, which was extensive and benefited about 30 people including journalists and weather forecasting groups in Djibouti and Somalia,...

Qatar oo xoojineyso xiriirka Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Munaasabad lagu maamuusayay “Maalinta Qarannimada Qatar” oo ka dhacday Magaalada Muqdisho kana qaybgaleen Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka & madax kale oo dalkaas ka socotay...

Nin looga shakiyay in uu sameeyay bamkii burburiyay diyaaraddii ku dhacday Lockerbie oo la qabtay

Nin u dhashay dalka Libya oo lagu eedeeyay in uu sameeyay bamkii burburiyay diyaaraddii rakaabk aheyd ee ku dhacday magaalada Lockerbie ee Scotland 34...

Markab Laga Leeyahay Liberia Oo Badda Lagu Dhex Qarxiyay.

Sida ay baahisay wakaalada wararka ee AP, weerar loo adeegsaday diyaarad laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa habeenkii xalay weerar ku qaadday Markab nooca...

Ugu Akhris Badan