Wararka Caalamka

Burcadkii ugu weynaa Talyaaniga oo gacanta lagu dhigay

Burcadkii ugu weynaa Talyaaniga ee sida weyn loo doon-doonayay ayaa lagu xiray jasiiradda Sicily kadib 30 sano oo lagu raad joogya. Matteo Messina Denaro ayaa...

Ciidamada Isra’iil oo toogasho ku dilay dhalinyaro falastiiniyiin ah

  Ciidamada Isra’iil ayaa subaxnimadii hore ee maanta, labo dhalinyaro Falastiini ah ku dilay magaalada Jeniin ee waqooyiga daanta galbeed. Wariyasha ka howlgala daanta galbeed ayaa...

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo xoojinaya iskaashiga ka dhaxeeya.

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo xoojinaya iskaashiga ka dhaxeeya. Muqdisho,  14-01-2023 : - Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Digniin dhanka Hawada ah oo looga dhawaaqay koonfurta Ukraine

Digniin dhanka hawada ah ayaa looga dhawaaqay gobollada kala ah Kherson, Zaporizhia, Mykolaiv iyo Odessa ee dhaca koonfurta dalkaasi Ukraine. Wararka la xariira digniintan ayaa...

Iiraan oo dil toogasho ah ku Xukuntay Wasiir ku xigeenkii hore ee Gaashaandhiga

Garsoorka Iiraan, ayaa Maanta oo Sabti ah, ku dhawaaqay fulinta xukunka dilka ah oo lagu riday Wasiir ku xigeenkii hore ee Gaashaandhigga Iiraan, Cali...

Ugu Akhris Badan