Digniin dhanka Hawada ah oo looga dhawaaqay koonfurta Ukraine

Date:

Digniin dhanka hawada ah ayaa looga dhawaaqay gobollada kala ah Kherson, Zaporizhia, Mykolaiv iyo Odessa ee dhaca koonfurta dalkaasi Ukraine.

Wararka la xariira digniintan ayaa soo baxay goor dhaw,  kadib markii sida la sheegay la helay warar xaqiijinaya in duqeyma xooggan ay ka dhacayaan gobollada Kherson, Zaporizhia, Mykolaiv iyo Odessa oo dhamaantood dhaca koonfurta Ukraine.

Maamulka Kharkiv ee Ukraine  ayaa ku dhawaaqay duqeeymo loo adeegsanayo Gantaalaha S-300 ay ka dhacayaan aagga warshadaha  ee koonfurta Ukraine.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

WARSAXAAFADEED: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD),...

Ciidamada amniga oo Khaarijiyay horjooge ka tirsan Khawaarijta

Taliska La-dagaalanka Argagixisada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ka...

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Isku Dayga Israa’iil ee Xadgudubka Madax-bannaanida JFS

Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si...