Wararka Caalamka

Dowladda Ruushka oo sheegtay in uu la wareegay magaalada Soledar ee Uraine

Dowladda Ruushka ayaa sheegay in ciidamadooda ay soo afjareen qabsashada Soledar oo ah magaalo laga soo saaro milixda oo ku taal bariga Ukraine, halkaasoo...

Dowladda Shiinaha oo adduunka soo dhaweynaya kadib xayiraadihii Covid-19

Dowladda Shiinaha ayaa sheegay in adduunka u sheegay in uu u furan yahay kadib dhibaatada Covid ee ku habsatay dalka in kasta oo ay...

[SAWIRRO] Waddanka Afgaanistaan oo u dabaal degay Baabuurkii koowaad ee lagu Sameeyo Gudaha Dalkaas

Waddanka Afgaanistaan ayaa u dabaal degay baabuurkii koowaad ee lagu sameeyo gudaha dalkaas kaas oo guul laga gaadhey. Gaarigan oo ah nooca Ciyaaraha ayaa dhowaan...

Sharci-dejiyayaasha Maraykanka iyo Brazil oo iska kaashanaya baaritaanka weerarkii baarlamaanka Brazil

WASHINGTON/BRASILIA - Kaaliyayaasha sharci-dejiyayaasha Maraykanka ee ka tirsan guddidii baadhaysay weerarkii 6-da January ee lagu qaaday aqalka baarlamaanka ee Maraykanka ayaa wadahadal hor-dhac ah...

Gabar uu dhalay madaxweyne hore oo Iran ah oo la xukumay

Faezeh Hashemi, oo 60 jir ah u doouquuqda Dumarka horena u aheyd xildhibaan ayaa la xiray bishii September ee snadkii hore ka dib markii...

Ugu Akhris Badan