Wararka Caalamka

Ukraine: Ma jirto calaamad muujinaysa in Shiinuha uu Hub siiyo Ruushka

Madaxa sirdoonka Ukraine Kirillo Budanov, ayaa ku sheegay wareysi uu siiyay Warbaahinta, in aaysan jirin wax muujinaya in Dowladda Shiinuha ay dooneyso inay Hub...

Muhaajiriin iyo qaxooti kale oo ku dhintay dooni ku degtay xeebaha Talyaaniga

Ugu yaraan 59 qof oo ay ku jiraan 12 caruur ah ayaa dhintay kadib markii dooni ay la socdeen tahriibayaal iyo qaxooti kale ay...

Diyaarad dagaal oo ku burburtay dalka Masar

Dowladda Masara si gaar ah Taliska Ciiddanka Cirka ee dalka Masar ayaa sheegay inay burburtay Diyaarad Dagaal ee nooca Tababarka kadib markii sida la...

Midowga Yurub oo cunaqabateynno dheeraad ah saaray Ruushka

Midowga yurub ayaa ansixiyay tiro cunaqabateyn ah oo cusub oo la saarayo Ruushka,kadib hal sano oo dowladdaasi ay dagaal ka waddo gudaha Ukrine. Wararkii ugu...

Kuuriyada Waqooyi waxaa ka jirta cunto yari halis ah,

Kuuriyada Waqooyi waxaa ka jirta cunto yari halis ah, sida ay khubaradu sheegeen. Dalku kuma cusba cunto yari  dabadheeraad ah, laakiin xakamaynta xuduudaha, cimilo...

Ugu Akhris Badan