Wararka Caalamka

Madaxweynaha Shiinaha oo eedeeyn kulul u soo jeediyay dalalka reer galbeedka

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka oo uu ugu horreeyo Mareykanka, in ay wadaan olole siyaasadeed oo ay ku caburinayaan...

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubaland oo Madaxtooyada ku soo dhaweyay taliyaha ciidanka booliska

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada Maamulkaas ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin...

Booliis lagu afduubtay dalka Colombia oo lasii daayey

Madaxweynaha dalka Colombia, Petro, ayaa sheegay in lasii daayay askartii iyo shaqaalihii shidaalka ee lagu haystay mudaaharaadyadii ka dhacayay gobolka koonfureed ee Caqueta ee...

Mareykanka iyo Ruushka oo hadalo kulul is dhaafsaday

Mareykanka iyo Ruushka ayaa hadalo kulul leh isku dhaafsaday kulanka waddamada hodanka ah ee laysku yiraahdo G-20 ee ka socda Delhi, taas oo ku...

Mareykanka oo ka jawaabay hadal ka soo yeeray wasiir ka tirsan Israa’iil

Dowladda Mareykanka ayaa gaashaanka u daruurtay hadal uu jeediyay wasiirka midigta fog ee maaliyadda ee Israa'iil, Bezalel Smotrich, kaas oo ku baaqay in tuulada...

Ugu Akhris Badan