Wararka Caalamka

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal ah nuuca riddada dheer ka hor wadahadallada Japan iyo Kuuriyada Koonfureed

Kuuriyada Waqooyi ayaa  tijaabisay mid ka mid ah  gantaalada riddada dheer ee isaga gudbah qaaradaha oo loo yaqaan  (ICBM) saacado ka hor inta aysan...

100 ruux oo ku dhintay duufaan mar kale ku dhuftay dalalka Malawi iyo Mozambique

In ka badan 100 qof ayaa lagu dilay dalalka Malawi iyo Mozambique ka dib markii duufaanta Freddy oo wadata dabeylo xooggan iyo roobab mahiigaan...

Pyongyang oo markale tijaabisay Gantaallo halis ah

Millatariga Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi maanta oo Talaada ah ay laba Gantaal oo kuwa riddada gaaban ah ku tijaabisay xeebteeda bari...

Hoggaamiyaha sare ee Iiraan oo cafis u fidiyey tiro maxaabiis ah

Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday in hoggaamiyaha sare ee dalkaasi uu cafis u fidiyey in ka badan 22,000 oo qof oo loo xiray mudaharaadadii...

14 dal oo Afrikaan ah oo ka dilaacay xanuunka daacuun caloolaha

Hey’adda Caafimaadka AdDuunka ayaa ugu baaqday Afrika in ay kordhiso dagaalka ay kula jirto xanuunka daacuun caloolaha, kaasi oo sanadkii la soo dhaafay 12...

Ugu Akhris Badan