Wararka Caalamka

Toban milyan ayaa ku biiray app cusub Meta’s Threads app-ka cusub ee la furay todobadii saacadood ee ugu horeysay

Toban milyan oo isticmaale ayaa iska diiwaan galiyay Meta's Threads app-ka cusub ee la furay todobadii saacadood ee ugu horeysay, madaxa shirkada Mark Zuckerberg...

Salva Kiir oo ballan qaaday qabashada doorashadii ugu horreysay ee dalkiisa

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Salva Kiir, ayaa ballan-qaaday in aanan dib loo dhigi doonin doorashada dalkiisa waxii ka danbeeya sannadka soo socda, sida laga soo...

Ciidamada Isra’iil oo dib ugu baxay Jeniin

Ciidamada Isra’iil ayaa isaga baxay xerada Jeniin ee Daanta Galbeed, kadib maalmo ay halkaas ka wadeen howlgal ay ku bartilmaameedsanayeen dadka reer Falastiin ee...

Sirdoonka Turkiga oo sheegay inaay burburinyeen unug ka mid ah Mossad

Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay in ciidamada sirdoonka, Turkiga ay ku guuleysteen inay burburiyaan unug la ka tirsanaa sirdoonka Isra’iil ee Mossad, oo ku sugnaa...

Turkiye iyo Masar oo magacaabay safiirro ka howlgala dalalkaasi

War qoraal ah oo ay si wada jir ah u soo saareen wasaaradaha arrimaha dibadda ee Turkiye iyo Masar ayaa lagu sheegay in labada...

Ugu Akhris Badan