Wararka Caalamka

150 qof ayaa loo xiray mudaaharaadyo ka dhacay Faransiiska oo looga soo horjeeday dilka booliska

Dibad-baxayaasha oo ka careysan dilka wiil 17-sano jir ah oo booliiska Faransiisku ay ku gubeen gawaari iyo dhismayaal ku yaalla xaafadaha magaalada Paris, iyadoo...

Israel oo sheegtay in ay ciqaabi doonaan xagjirka weeraraya bulshada Falastiin

Wasiirka Difaaca Israa’iil Yoav Gallant iyo sarkaal sare oo Falastiin ah ayaa ka wada hadlay rabshadaha ka socda Daanta Galbeed ee la haysto,sida lagu...

Ruushka ayaa ku guul darreystay inuu ku sii jiro xarunta safaaradda ee u dhow baarlamaanka Australia

Maxkamada sare ee Australia ayaa diiday dalabka Ruushka ee ah in lagu sii hayo dhul ku yaala caasimaddooda, halkaasoo Moscow ay qorsheyneysay inay ka...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in tirada barakacayaasha Caalamka ay gaartay heerkii ugu sarreeysay

Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga, Filippo Grandi, ayaa sheegay in tirada dadka ku barakacay dagaalada ka socda qeybo ka mid ah caalamka...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay hotel ku yaalla Muqdisho

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay dhowaan Hotelka Pearl ee magaalkada Muqdisho. Mudane , Adel...

Ugu Akhris Badan