Wararka Caalamka

Aljeeriya iyo Shiinaha oo kala saxiixday heshiisyo kala duwan

Shiinaha iyo Aljeeriya ayaa kala saxiixday heshiisyo ka koban 19 cutub oo sare loogu qaadayo amniga, difaaca is-dhaafsiga tignoolajiyada iyo iskaashiga dhinaca beeraha. Heeshiisyadan ayaa...

Madaxweyne Erdogan oo booqasho ku jooga Dalka Sacuudi Carabiya

Madaxweyne Erdogan ayaa maanta oo Isniin ah gaaray dalka Sacuudiga, isagoo ay la socdaan 200 oo qof oo ganacsato ah, sida laga soo xigtay...

NATO oo Kosovo uga digtay iibsashada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga

Ciidamada NATO ayaa uga digay Xukuumadda Kosovo, cawaaqib xumada ka dhalan karto iibsashada diyaarado aan duuliyaha laheen ee loo yaqaanno Bayraktar ee Turkiga, iyagoo...

Shiinaha ayaa lagu eedeeyay inay jabsadeen emailada dowladda Mareykanka

Budhcad  fadhigoodu yahay Shiinaha ayaa galaangal u yeeshay xisaabaadka iimaylka ee ku dhawaad ​​25 hay'adood, oo ay ku jiraan hay'ado dawladeed, Microsoft ayaa sidaas...

Madaxweyne Biden iyo Zelensky oo ku kulmaya Vilnius

Aqalka Cad, ee looga arrimiyo Mareykanka, ayaa xaqiijiyay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, uu la kulmi doono dhiggiisa Ukraine Volodymyr Zelensky, inta lagu guda...

Ugu Akhris Badan