Wararka Caalamka

Ugu yaraan 44 qof ayaa ku dhimatey  dalka Pakistan kadib qarax ka dhacay isu soo bax siyaasadeed oo Islaami ah

Ugu yaraan 44 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay dalka Pakistan oo uu ka socday isu soo bax uu soo qabanqaabiyay xisbi Islaami...

Mareykanka oo markale Ukraine u balan qaaday gargaar militari

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in Ukraine uu siinayo doono gargaar milateri oo ku kacaya Adduun  lacageed oo gaaraya 400 milyan oo dollar, si loogu...

Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay Wasiirka difaaca iyo sarkaalkiil tirsan militariga Maali

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu cunaqabateyn dhanka dhaqaalaha ah ku soo rogayo seddex sarkaal oo ka tirsan militariga Maali, oo uu qeeyb ka yahay...

Milatariga Suudaan oo ka digay in ciidamo Nabad ilaalin ah loo soo diro dalkooda

Taliska ciidamada Milatariga Suudaan ayaa si weyn u diiday hindise ay hormuud ka tahay Kenya oo ku aaddan in ciidamo nabad ilaalin ah oo...

Ciidamada Israa’iil ayaa dilay qof Falastiini, afar kalena ku dhaawacay Daanta Galbeed ee la haysto

Ciidamada Israa’iil ayaa toogasho ku dilay qof Falastiini ah kuna dhaawacay ugu yaraan afar kale , oo labo kale ay xaaladoodu halis tahay – magaalada...

Ugu Akhris Badan