Wararka Caalamka

Sarkaal ka socda Kuuriyada Waqooyi oo Mareykanka kula kulmay Mike Pompeo

Wakiilka Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Yong Chol ayaa la kulmay Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo kadib markii ay munaasabadda kulanka lagu qabtay dhismo...

Tahriibayaal Afrikaan oo Soomaali ay ku jirto oo lagu rasaaseeyey Dalka Liibiya

Liibiya(SNTV) Wararka laga helayo Dalka liibiya ayaa sheegaya in khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashey Rasaas lagu furay dad Tahriibayaal Afrikaan ah oo Soomaali...

Dufaanta Mekuku oo laga cabsi qabo inay gaadho Waddamo hor leh

Riyadh-(SNTV)-Hay’adda saadaasha hawada ee Dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegtey in laga cabsi qabo inay Duufaanta Mekuku kusii fiddo Koonfurta Galbeed ee Dalka Sacuuiga. Sidoo kale...

IGAD oo ka digtay Duufaan mar kale ku dhufata Soomaaliya

Nairobi-(SNTV)- Xarunta dhexe ee saadaasha Hawada Urur Goboleedka IGAD (ICPAC) ee uu fadhigeedu yahay Nairobi ayaa ka digtay Dabaylo iyo Duufaanno xooggan oo kusoo...

Modi iyo Putin oo badda madow ku kulmay.

India (SNTV)- Ra'isul wasaaraha Hindiya Narendra Modi iyo Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ku wada kulmay badda madow isniinta maanta ah. "Waxaan kalsooni ku qabaa...

Ugu Akhris Badan